Is,hayta waddada somaliyed
Maxay samayn ku leedahay bulshada somaliyed?
Runtii iniga waxay ila tahay waxay ku leedahay samayn wayn khasatan labo qoloba samayn wayn bay ku leedahay,
Qoloda waxbarashada diiniga ah ku jirta
iyo qolada caamada ah
Marka horeba culimadu waa indhaha umada
Hadi u khalal galo umadii way dhawacmaysaa runtii
Horta Een anigu jamacadka jira midna kama tirsani
Lakiin waxan arka siday wax yihiin
Sideedaba jamacadka
Kowoda sax sani runtii yagu way ishayaan dhexdooda waxay isku hayaan oo waynina ma muuqato
Oo waa wax laxalinka karo
Sida jamacada ictisaam ee u afhayeenka uyahay sh cali warsame Allah ha xifdiyee
Iyo jamacada salafiya ee u afhayeenka u yahay sh cabdikariin xasan xoosh Allah ha xifdiyee iyo kuwakalee lamidka ah ee saxada somaliyed kajira
Een waxan aniga iimuqata hadii laxaliyo is,haynta culimada somaliyed oo lamidoobo
In ay wax wayni iska badalilahayeen umada somaliyed ee burbursan runtii
een midho wacanna laga gosan laha
dacwada iyo faafinta diintuna ay xoogaysan lahayd
xata Waxa dhici karta in sifudud loo gulaysan laha

Waxan marka usheegay culimada iyo cidkasta oo aranta wax ka qaban karta in laga hawl galo arinkaa
iyo inay ogaadan inay umada dan wayni ugu jirto arinta taas oo laxaliyo qof walibana aanu u arkin dan qofleeyahaye uu u arko dan umadeed oo wanagsan
. Sidaa awgeen anigu waxanqaba inay hawl yartahay hawsha xalinteedo Allah ah fududeeye