مركز
التقوى
للدرسات الإسلامية واللغة
العربية
OGEYSIIS
Waxa la ogaysiinaya dhamaan dadwaynaha ku dhaqan magaalada burco iyo nawaaxigeeda in
loo furay goob cusub oo lagu barto culuumta shareecada iyo luuqada carabida oo
qadan doona arday cusub oo rag iyo dumarba isugu jira
Xiliyada waxbarashada
Galin hore
Galin dambe
Tilmaan
Markisku waxa uu ku yaala xafada hodan gaar
ahaan ka soo hor jeedka masjidu ibnu baas ama agagaarka dugsiga cabdillaahi
binu cabaas.
Goobta is qorista
Waxay isqoristu
ka socotaa kasoo hor jeedka xero bulukeedka aadan cade
Isqoristu waxay bilaabmaysaa 14/07/2018 maalin sabti
ah.
Wixii faahfaahina ee dheerada kala soo xidhiidh :
Tell:063-4375791 /063-3547649
065-9328470/065-9612441
