reerka layidhaahdo reer xaji xasan axmed gadhwayne waa reer aad ufican ahna reer wadaado ah isku xidhanna una dadaala diinta ushaqayn teeda iyo boorinteeda.
waxanay ka soojeedan shiikh macruufa ah oo laga yaqaano gobolada qaqooyi ian idhaahdo dhamaan gobolada somaliland shiikhaas oo lagumagacaabijiray sh.xaaji.saxan axmed gadhwayne allah ha u naxareestaa waxa nu daganan jiray tuulo kamida tuuloyinka gubolka togdheer tuulaasu lagumagacaabo (heere) waxanu dhintay shiikhu 2004 kudhawaadkii
qoladiisuna waxay ahayd qabiilka lagu magacaabo samane abokor shiikhu waxa ukatagay dad aad u badan oo an tiro lagusookobin karin reerka layidhaahdo samane abokorna yaga ugu badan cidna badnaanta kuma gaadhikarto allah ha barakeeye reerku wuxu leeyahay suldan iyo adayaalba maamula reerka hawlahooda wana kuwa hoosku qoran
suldaan:-ismaaciil x.xasan axmed
x.axmed x.xasan axmed
x.abdillaahi x.xasan axmed
abdiraxman x.xasan axmed
yuusuf x.xasan axmed
iyo odayaal kaloo badan
reerku hada wuxu dagan ku leeyahay tuulada heere iyo burco iyo bolada kaleba
waxqabadkii sh.x.xasan axmed gadhwayne
wuxu qabtay waxqabad aad ufarbadan halkana laguma soo koobikaro markaa sida awgeed waxa isdultaadgi intan xasuusto
1:wuxu bilabay samayteeda iyo asaskeeda magalada heere ee hada reerku badideedsu
2:wuxu kasameeyey magaladaa heere barkado iyo guryo daara
3:wuxu bixiyey masaajidka magalada waxna kadhisay
4:muslimiintii u imanaysayna wuxu siinayey meelo aydagaan
5:waxanu haystay qayb cafimaad kuna dawayn jiray dadka ku dawayd jiray quraanka kariim
6:waxanu sayn jiray bixinta sadaqada aadna ugu dadalijiray
waxana ugu waynayd barkad kamida barkadihiisi ayoo ubixiyey sadaqo
iyo waxqabad faro badan
waxa diyariyey xogtan wll daud x.abdillahi x.xasan
http://daudabdi.blogspot.com